Raisulwasaaraha Dalka Ethopia Hailemariam Desalegn oo Goordhaweyd Soo Gaaray Muqdisho

0

Wafddi uu Hogaaminaayo Raisulwasaaraha dalka Ethopia Hailemariam Desalegn ayaa Goordhaweyd soo gaaray muqdisho si uu ugu qeyb galo caleema-saarka Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed Farmaajo.

Wafdiga ka socda dalka Ethopia waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowladda Soomaliya uu ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo.

Maalmihii dambe waxaa la isla dhexmarayay In uusan Raisulwasaaraha dalka Ethopia Hailemariam Desalegn kasoo qeyb gali doonin xafladda caleema-saarka Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi maxamed Farmaajo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here