Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez.ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in shaqada kooxda Real Madrid laga ceyrin doono macalin Rafa Benitez.
Cadaadista saaran macalin reer Spain Rafa Benitez ayaa saro u qaadmay kadib markii kooxda Real Madrid ay guuldaro kala Kulantay kooxda Barcelona kulan ka Tirsan Horyaalka dalka Spain,
Madaxweyne Florentino Perez Ayaa sheegay In Taageero ay u Yihiin macalinka Real Madrid Rafa Benitez aysan jirin wararka ku aadan shaqada laga ceyrin doono,

