Florentino Perez “ Waxaan Taageersanahay Macalin Rafa Benitez.

0

Madaxweynaha kooxda Real Madrid  Florentino Perez.ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in shaqada kooxda Real Madrid laga ceyrin doono macalin Rafa Benitez.

Cadaadista saaran macalin reer Spain Rafa Benitez ayaa saro u qaadmay kadib markii kooxda Real Madrid ay guuldaro kala Kulantay kooxda Barcelona kulan ka Tirsan Horyaalka dalka Spain,

Madaxweyne Florentino Perez Ayaa sheegay In  Taageero ay u Yihiin macalinka Real Madrid Rafa Benitez aysan jirin wararka ku aadan shaqada laga ceyrin doono,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here