Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka puntland ayaa ku waramaya in shil gaari oo dhacay in uu ku geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Sool ee maamulka Puntland Ala Ha U Naxariistee Mukhtaar Mahad.
Shilkaan gaari ayaa sidoo kale la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qaar kamid ah ilaalada Gudoomiyihii Gobolka Sool ee maamulka Puntland Mukhtaar Mahad sida ay inoo xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.

