Cajiib” Dalka Russia oo Saakay Qoraxda ay Noqotay 3-qorax + Sawiro

1

Dalka Russia waxaa Lagu arkay dhacdo Cajiib ah kadib markii 3-qorax ay arkeen dadka ku Nool dalka Russia subaxnimadii Hore ee saakay kuwasoo kasoo baxay cirka dalkaas.

Gobolka Siberia  ayaa saakay Lagu arkay  dhacdo Cajiib ah kadib markii qoraxda kasoo baxda dalkaas ay saakay Noqotay 3-qorax taasina dadka dalkaas ay Cajiib la Noqotay

Dhanka kale Science-yahanada dalka Russia ayaan wali ka Hadlin Arintaas saakay lagu arkay dalka Russia  Gaar ahaan Gobolka Siberia.

2EB9019700000578-3330172-image-a-38_1448274942995 2EB9018400000578-3330172-image-a-43_1448274953135 2EB9017700000578-3330172-image-a-42_1448274950285 2EB9017300000578-3330172-image-a-41_1448274948169 2EB9016500000578-3330172-image-a-44_1448274956493 2EB9018B00000578-3330172-image-a-39_1448274945032

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here