Dalka Russia waxaa Lagu arkay dhacdo Cajiib ah kadib markii 3-qorax ay arkeen dadka ku Nool dalka Russia subaxnimadii Hore ee saakay kuwasoo kasoo baxay cirka dalkaas.
Gobolka Siberia ayaa saakay Lagu arkay dhacdo Cajiib ah kadib markii qoraxda kasoo baxda dalkaas ay saakay Noqotay 3-qorax taasina dadka dalkaas ay Cajiib la Noqotay
Dhanka kale Science-yahanada dalka Russia ayaan wali ka Hadlin Arintaas saakay lagu arkay dalka Russia Gaar ahaan Gobolka Siberia.








Elmi Anshur liked this on Facebook.