Koonfurgalbeed Oo Wada Hadal La bilowday Saraakiisha Al-shabaab (Dhageyso)

0

Wasiirka Dhaqan celinta iyo Maleeshiyaadka Maamulka Koofur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelaay ayaa sheegay in wada hadalo haatan ay kula jiraan saraakiil ka tirsan al-shabaab kuna sugan deegaano dhaca gobolada Bay,Bakool iyo Shabeellaha hoose.

Wasiirka ayaa sheegay in arintaani ay fududeyneyso in dagaal aan waxba lagu xalin Karin balse dhinacyada ka dhega adeega ay la dagaalamidoonaan.
Xasan Xuseen Maxamed Eelaayayaa waxa uu carabaabay in wada hadalada saraakiisha al-shabaab ay la leeyihiin ay yihiin kuwo ka soo jeeda deegaan ahan koonfurgalbeed.

Wasiirka ayaa tilmaamay in badi xariiro ay la sameeyaan dhallinyarada al-shabaab ka barbar dagaalameyso.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here