War Deg Deg : Mas’uul ka Tirsanaa Xisbiga Ucid oo is Casilay.

0

Musharixii Madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga Ucid Mudane C/rashiid Xasan Mataan ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay Musharaxnimadii Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga Ucid iyo kamid ahaanshaha xisbiga.

Shir Jaraaid uu goor dhaweyd ku qabtay Magaalada Hargeysa ee caasimada Maamulka Somali-land ayuu ku sheegay in uu si Rasmi ah iskaga casilay Musharaxnimadii Xasbiga Ucid dhanka Madaxweyne ku-xigeenka .

Sidoo kale Mudane C/rashiid Xasan Mataan ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha xisbiga Ucid Mudane Feysal Cali Waraabe In uu Musuq-maasuq ka sameynayo xisbiga Ucid ee soomali-land ka dhisan,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here