Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa xiligaan ku wajahan  magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

Mudane C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa la filayaa in uu Magaalada Gaalkacyo u gaaro sidii uu ula Kulmi lahaa waxgaradka Magaalada Gaalkacyo iyo odayaasha Magaaladaas si uu kala Hadlo dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo wallow Maanta Xabad Joojin la kala dhaxdhigay Labadii Ciidan Ee dagaalamay,

Shalay ayay aheyd Markii Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland wallow ay Maanta xalada ay Tahay mid aad u dagan,

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here