Yaa La Wareegay Sugida Amniga Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya

0

Sugida amniga Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo waxaa la wareegay Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qqaranka Soomaliyeed Generaal C/laahi Gaafow Maxamuud.

Markii lagu dhawaaqay Natiijada islamarkaana la shaaciyay in Maxamed C/laahi Farmaajo uu ku guuleystay Xilka Madaxweynaha Soomaliya ayaa waxaa mur qur ah waxaa isbadalay jawiga goobta doorashada waxaa Ciidamda kala duwan ee amaanka dowladda Soomaliya waxa ay la wareegeen sugiga amniga goobta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here