War Deg Deg:-Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyooday

0

Waxaa galabta isbitaal ku yaala dalka Isutaga Imaaraadka carabta ku geeriyooday Ala Ha U Naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Cade Muuse Xirsi janeraal Cadde , oo mudooyinkii dambe xanuunsanayay.

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay Geerida madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntlnd Cade Muuse Xirsi janeraal Cadde, waxayna shacabka reer Puntland ugu tacsiyadeeyeen Geerida Marxuumka.

Cade Muuse Xirsi janeraal Cadde aya horey usoo noqday madaxweynaha Maamulka Puntland mudooyinkii dambe ayuu xanuunsanaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here