War Deg Deg:-Maxamed C/laahi Farmaajo o ku Guuleystay Xilka Madaxweynaha Soomaliya+Sawirro

0

Maxamed C/laahi Farmaajo Raisulwasarihii Hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaliya ayaa goordhaweyd ku guuleystay Xilka Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya kadib markii uu tanasulay inta aan wareega Seddexaad loo gudbin Musharax Xasan Shiikh Maxamuud.

Maxamed C/laahi farmaajo ayaa wareegii Labaad helay 184-cod, halka Xasan Shiikh Maxamuud uu helay codod gaaray 98-cod. sidaa ayuu noqday Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya afarta sano ee soo socota.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here