Sida ka muuqata tirinta cododka wareega Labaad ee doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo Raisulwasaarihii Hore ee dowlada kmg aheyd ee Soomaliy ayaa helay 184-cod, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa helay 98-cod, halka Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu helay Codod gaaraya 45-cod.

