Musharax Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanasulay tartanka Wareega 2-aad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ka socta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisiyooni.
Ka inta aan loo gudbin Wareega Labaad Codeynta Doorashada Madaxweynaha ayaa Ra’iisulwasaarihii Hore Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke waxaa uu ku dhawaaqay Ilo ka agdhow Ra’iisulwasaare CCC ayaa Sheegay in Saadaalin ay Sameeyeen la Taliyaashiisa gaarka aha uu go’aansaday in uu ka haro tartan Wareega 2-aad.
Tanasulida uu sameeyey Mudane Cumara ayaa wageera 2-aad waxa ay ku Dhigaysaa in tartamaan Musharixiinta ka ah Xasn Sheikh,Shariif iyo Farmaajo.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya ain Codkiisa 37-cod uu helay wareegii kowaad uu ugu shubay Musharax Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaao oo loo sadaalinaayo Xilka Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya.

