Xarunta Afasiyooni iyo Ciidamadii Cirka Soomaliyeed waxaa ka socota Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya.
328-xildhibaan oo isgu jira Golaha shacabka iyo aqalka Sare ayaa codadkooda dhiibtay 1-xildhibaan ayuu Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya xaqiijiyay in uu xanuunsan yahay.
1. Shariif Sheekh Axmed 49-cod
2. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 37-cod
3. Maxamuud Maxamed Culusow 0
4. C/qaadir Cosoble Cali 25-cod
5. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod
6. Maxamed Cali Ameeriko 0-cod
7. C/naasir Maxamed Cabdulle 5-cod
8. Maxamed C/llaahi farmaajo 72-cod
9. C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod
10. Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod
11. Cali Xaaji Warsame 3-cod
12. Saciid C/llaahi Deni 18-cod
13. Saciid Ciise Maxamuud 1-cod
14. Xasan Sheekh Maxamuud 88-cod
15. Maxamed Axmed Jabarti 1-cod
16. Maxamed Cabdirisaq 0-cod
17. Cabdulahi Cali Axmed 14-cod
18. Cabdulahi Cilmooge Xirsi
19. Bashiir Raage Shiiraar 0-cod
20. Xaaji Maxamed Yaasin 0-cod
21. Axmed Maxamed Cabdi 0-cod

