Musharax Zakariye Xaaji oo Ka Hadlay Sababihii uu u Tanasulay+Daawo

0

Musharax Madaxweyne Zakariye Xaaji Maxamed Cabdi oo kamid ahaa Musharixiinta u taagnaa Xilka madaxweynaha Soomaliya oo goordhaweyd ku dhawaaqay in uu tanasulay ayaa sheegay in sababaha uu U tanasulay ay ugu weyn tahay Faragalinta dowladaha Shisheeye ay ku hayaan Doorashada madaxweynaha Cusub ee Soomaliya.

“Sababaha aan isku casilay waxaa ugu weyn Faragalinta ay Dowladaha Shisheeye ay ku hayaan Doorashada Madaxweynaha, halkaan ayay noo fadhiyaan Dowladaha Faragalin ku haya doorashada Madaxweynaha”, ayuu yiri Zakariye Xaaji Maxamed Cabdi.

21 Musharax ayaa ku tartamaya Xilka Madaxweynaha Cusub ee Soomliya kuwaasi uu kala saameyn badan.

https://youtu.be/eyV3sPURvHA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here