Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Dhibaato Bani’aadamnimo ay Keento Abaarta Ka jirta Soomaaliya

0

Wakiilka Qaramada midoobe ee Soomaaliya ayaa ka digay dhibaatooyin ba’an oo ay sababto abaarta ku dhufatay gudaha dalka Soomaaliya:

Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya u qaabilsan arrimaha  bini’aadan nimada   Peter de Clercq ayaa sheegay in xaaladaha  bini maadanimo ee ka dhashay abaaraha ay yihiin kuwo sii xumaanaya taa oo ka dambeesay abaaraha baahsan ee ku dhufatay guud ahaan dalka.

Sidoo kale Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey ee soomaaliya u qaabilsan arimaha  bini’aadan nimada   Peter de Clercq ayaa booqasho ku tagay deeganada Maamulka Somali-land iyo Puntland waxa uu soo indha indheeyay xaladihii ugu dambeeyay ee abaarta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here