Taliska AMISOM oo Ku Dhawaaqay Howlgal Ka Dhan ah  Xarakada Al-shabaab+Sawirro

0

Taliyaha ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM  ee Soomaliya Gen. Osman nor subagle ayaa waxa uu sheegay in ay qorsheynayaan howlgalo milatari kuwaa oo looga soo horjeedo Xarakada Al shabaab.

General subalgle ayaa hadalkan jeediyay ka hor inta aan la’soo xerin tababar labo asbuuc ugu soconayay fariin sinka ugu weyn ay ku leeyihiin magaalda mogdisho oo taageeray saraakiil ka’socotay dalka britian kuwaa oo siinayay tababar kor loogu qaadayo howlgalada ay imika wadaan.

“Waxaan wada shaqeynaa ciidamo ka kala socda dalal kala duwan kuwaa oo dareemaya marxalado halis ah, iyadoo awooda qorsha guuleystay ay tahay mid adag” sidaasi waxaa hadalkiisa ku yiri Gen. subagle.

Wuxuu sidoo kale taliyahAAn timaamay muhuumada ay leedahay qorsheynta weeraro lagu qaado Xarakada Al shabaab.

Waxa uu ugu baaqay in Sarakiisha ay isticmaalaan xirfadaha ay leeyihiin to howlgalka ay ugu guuleystaan oo lagu cirib tiryo Xarakada Al shabaab.

kasoo qeyb galayasha tababarka ayaa waxaa kaqeyb qaatay shan-dal ciidamadooda kuwaa oo kala ah Kenya,Uganda,Burundi, Ethiopia iyo Djibouti oo qeyb kaah howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya.

31707627294_b9b770aed0_m 31707628124_54563b8de2_m 32172146640_8218317e34_m 32428833651_07e54bcca9_m 32428836201_68a3c9dfe6_z 32428838161_66bcb11335_m

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here