Shiikh Shariif oo Noqday Musharixii Ugu Hoeeyay ee Isdiiwaan Galiyay+Sawirro

0

Guddiga qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaliya ayaa maanta bilaabay araaji qabashada waraaqadaha musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaliya kadib markii shalay ay sheegeen waqtiga doorashada ay dhacayso.

Musharixii ugu horeeyay ee waraaqadaha araajida gudbiyay maanta oo taariikhda ay tahay 26/1/2017, waxa uu noqday madaxweynihii Hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo kamid ah mushariixiinta sanadkaan u taagan Xilka Madaxweynaha dowlada Soomaliya.

Musharixiin kale ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay isdiiwaan galiyaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here