Dhaawacyo iyo Dad Meyd ah oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Weyn ee Madiina+Sawirro

0

In ka badan 40-ruux oo iskugu jira Dad shacab ah iyo Suxufiyiin ka shaqeeya Warbaahinada kala duwan ee dalka iyo dibadiisa  ayaa dhaawacyadooda la gaarsiiyay Isbitaalka weyn ee Madiina ee Magaalada muqdisho, kuwaasi oo ku dhaawacmay qaraxyadii labada ahaa ee saakay lagu weeraray Hoteelka Dayax.

Dadka  sidoo kale isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho la gaarsiiyay ayaa waxaa kamid ahaa dad meyd ah oo ku dhintay Qaraxyadii ka dhacday Hoteelka Dayax, dadka ayaa intooda badan ka jabay lugaha iyo madaxa.

Capture ffffffffff fffffffffffffffffffffffffff hhhhhhhhhh qarax-dayax-hotel-7 qarax-dayax-hotel-8 ttttttttttttttt yyyyyyyyyy yyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy yyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here