Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo AL-Shabaab oo Ka Socda Degmada Afgooye

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda Soomaliya iyo kuwa Al-shabaab in uu haatan ka socda gudaha degmada Afgooye ee Gobolkaas.

Dagaalka ayaa la xaqiijiyay in ay soo qaadeen dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab oo degmada afgooye kasoo galay labo jiho oo kala Koonfurta iyo Galbeedka waxaa haatan degmadaas laga maqlayaa rasaas aad u xoogan iyo hubka culus.

Wixii kusoo Kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here