Dhageyso:- Ciidamo la wareegaya Amaanka Degmada Baraawe Oo La diyaariyay

0

Maamulka degmada Baraawe ayaa sheegay in ciidamo boolis ah oo lagu soo tawabaray gobolka bay islamarkaana haatan jooga magaalad abdyhabo in dhawaan ay tegi doonaan degmada Baraawe.

Gudoomiyaha Degmada Baraawe Xuseen Maxa’ed Barre (Jeex) oo la hadlay Idaacadda Simba ee magaalada muqdisho ayaa sheegay in ciidamadan booliska ah logu talagalay sida ay ula wareegi lahaayeen amniga degamda oo uu tilmaamay in haatan ay maamulaan ciidamada militeriga soomaaliya.

Gudoomiyaha ayaa hadalkiisa intaasi ku sii daray in ciidamadan ay kaalin muhim ah ay ka qaadandoonaan xaqiijinta amaanka degamda islamarkaana ka maamul ahan ay a shaqeyndoonaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here