Marc Wilmots: Marouane Fellaini  Waa In uu ka Tagaa Kooxda kooxda Manchester United

0

Macalinka xulka dalka Belgium-ka Marc Wilmots Ayaa u sheegay laacibka kooxda Manchester United qadka dhexe kaga ciyaara Marouane Fellaini in uu kooxda isaga Tago haduusan boos ka helaynin.

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Belguim-ka Marouane Fellaini ayaa kaliyah Manchester United u saftay 499-daqiido dhamaan tartamada oo dhan xili heshiiska uu kula jiro kooxda uu dhacayo xili ciyaareedka 2018-ka.

Marc Wilmots ayaa saxaafada dalka Belgium-ka u sheegay in Marouane Fellaini uu yahay mid ad ugu wanaagsan booska numberka 6-aad uusan xiligaan u qalmin in keydka uu u fadhiyo kooxda Manchester United,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here