Pep Guardiola oo Beeniyay In ay kooxdiisa Lasoo Wareegayso Xidiga Virgil van Dijk

0

Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in ay lasoo wareegi doonaa bisha junuary daafaca kooxda Southampton Virgil van Dijk.

Kooxda Manchester City ayaa xidigaan la aaminsan yahay in ay ku baadi goobayso aduun dhan £50 million, kadib bandhig wanaagsan uu ka sameeyay horyaalka dalka ingiriiska tan iyo markii uu ka yimid horyaalka Scotland.

City ayaa lasoo wareegtay kaliyaha Gabriel Jesus balse waxay u ogaalatay in uu kusii sugnaado kooxdiisa Palmeiras inta uu ka dhamanayo sanadkan 2016-ka.

Virgil van Dijk Oo u daalbagayay sanadkan Cusub 2017-ka ayaa soo badhigay sawir uu wato maaliyadda kooxda Manchester City.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here