Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Ka Jawaabay Sababaha Loo Laayay Xildhibaanada La Doortay.

0

Guddiga madaxa banaan ee xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Somalia ayaa ka jawaabay War ay  si wadajir ah usoo saareen guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada kaasoo ay kaga soo horjeesteen 11 xildhibaan oo guddiga xalinta khilaafaadku uu laalay.

xalin xalin1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here