Wariye Axmed Xasan Cawke oo Lagu aasay Magaalada Wajaale + Sawiro

0

Waxaa Maanta Magaalada wajaale aas qaran loogu sameeyay Wariye axmed xasan Cowke oo habeenkii xalay ahaa ku geriyooday Magaalada Jig-jiga ee ismaamulka soomalida Ethopia.

Aaska qaranka ee loo sameeyay ala ha u naxariistee Marxuum Wariye Axmed Xasan Cowke waxaa ka qeyb Galay Madaxda ka Tirsan soomali-land iyo Madax kale oo ka mid ah ismaamulka somalida Ethiopia.

Madaxdii kasoo qeyb gashay aaska qaran ee wariye Axmed xasan Cowke waxa ay Ku Tilmaameen Marxuun Axmed Cowke mid kamid ah wariyaashii ugu wanaagsanaa ee saxaafada Soomaliyeed ka baxay.

Halkaan ka daawo sawirada

12274472_1061646580522551_5650480343905688410_n 12243000_1061646683855874_4735463375116770305_n 12219583_1061649747188901_5654166254161784403_n 11988764_1061646457189230_888980845915936855_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here