Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka oo Ka Hor Yimid Doorashadii uu Kusoo Baxay Wasiirka Dhalinyarada

0

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorashadii deg dega aheyd ee  maalintii Sabtida 10 December 2016-ka ka dhacdey magaalada Jowhar taas oo lagu dooretey Musharax horey dartiis doorashadii Jowhar loo hakiyey kadib markii uu shaqaaqo gacan ka hadal ah sameeyey.

jidle

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here