Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorashadii deg dega aheyd ee maalintii Sabtida 10 December 2016-ka ka dhacdey magaalada Jowhar taas oo lagu dooretey Musharax horey dartiis doorashadii Jowhar loo hakiyey kadib markii uu shaqaaqo gacan ka hadal ah sameeyey.


