Xidiga qadka dhexe ee kooxda arsenal Jack Wilshere ayaa aaminsan in uu dib garoomada ugu soo laaban maalmaha soo socda kadib dhaawacyo hareeyay laacibka qadka dhexe.
Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska Jack Wilshere ayaa dhaawac waxa uu kasoo gaaray lugta Bidix maalmhihii ugu dambeeyay ee ciyaaraha isdiyaarinta Horyaalada,
Waxa uu sheegay Jack Wilshere in Bilowga Bisha December uu garoomada dib ugu soo laaban doono kadib dhaawiciisa oo muda qaatay laacibka reer ingiriis,

