Dadkii Ka Dambeeyay Warqado Hanjabaad ahaa oo Lagaarsiiyay Masaajida Maraykanka oo Labaarayo

0

Maamulka magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in aad ugu daba jiraan sidii ay usoo qaban lahaayeen dadkii soo qoray waraaqihii aflagaadada iyo cayda isugu jiray ee la gaarsiiyay masaajidaas,waxaana ay ugu baaqeen in cidkasta oo hesha fariimo nuucaas oo kale ah ay soo gaarsiiyaan.

Waraaqadahaan oo ay ku qornaayeen hadalo meel ka dhac ku ah dadka muslimiinta ah ayaa waxaa lagaarsiiyay 3 masjid oo ku yaala Gobolada California iyo  Georgia.

Warqadahaan oo gacanta ku qornaa islamarkaan ay ka buuxeen hadalo neceeb ah ayaa waxaan illaa iyo hadda lahelin cidii ka dambaysay iyadoona aysan ku qornayn wax muujinaya cida soo qortay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here