Madaxweynaha Soomaliya oo ugu baaqay Shacabka Soomaliyeed in ay ka qeyb Qaataan shirarka Hiigsiga 2016-ka

0

Madaxweynaha soomaliya xasan sheikh Maxamuud ayaa dhaman shacabka soomaliyeed iyo Baarlamanka soomaliya ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan shirarka loogu Hadlaayo Barnaamijka Hiigsiga 2016-ka oo Gobolada dalka soomaliya ka Furmay

Mudane Xasan sheikh Maxamuud Madaxweynaha soomaliya oo warbaahinta la Hadlay ayaa ku booriyay dhamaan umada soomaliyeed in ay ka qeyb qaatan shirarka maalintii shalay ahaa kawada Furmay Magaalooyinka gobolada dalka soomaliya sida cadaado, Baydhabo, iyo kuwa Maanta Furmaya.

Madaxweynaha soomaliya Xasan shiikh Maxamuud ayaa sidoo kale ugu digay dadka soomaliyed in ay ka qeyb Noqdaan dadka ka qeyb qaata colaadaha dalka soomaliya.

Halkaan ka daawo

https://youtu.be/h_ZhrdSzHX4

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here