Madaxweynaha soomaliya xasan sheikh Maxamuud ayaa dhaman shacabka soomaliyeed iyo Baarlamanka soomaliya ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan shirarka loogu Hadlaayo Barnaamijka Hiigsiga 2016-ka oo Gobolada dalka soomaliya ka Furmay
Mudane Xasan sheikh Maxamuud Madaxweynaha soomaliya oo warbaahinta la Hadlay ayaa ku booriyay dhamaan umada soomaliyeed in ay ka qeyb qaatan shirarka maalintii shalay ahaa kawada Furmay Magaalooyinka gobolada dalka soomaliya sida cadaado, Baydhabo, iyo kuwa Maanta Furmaya.
Madaxweynaha soomaliya Xasan shiikh Maxamuud ayaa sidoo kale ugu digay dadka soomaliyed in ay ka qeyb Noqdaan dadka ka qeyb qaata colaadaha dalka soomaliya.
Halkaan ka daawo
https://youtu.be/h_ZhrdSzHX4

