Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ku Wajahan Magaalada addis ababa ee Xarunta dalka Ethopia

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen Guuleed ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia

Lama ogo waxa uu ku saabsan safarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug uu ku gaarayo Magaalada Caasimada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia

Mudane C/kariin xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Cadaado ee caasimada KMG-ga ee Maamulka Galmudug ka Furay shirka loogu Hadlaayo Barnaamijka Hiigsiga 2016ka

wixii kusoo kordha safarka Madaxweynaha Galmudug kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here