Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen Guuleed ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia
Lama ogo waxa uu ku saabsan safarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug uu ku gaarayo Magaalada Caasimada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia
Mudane C/kariin xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Cadaado ee caasimada KMG-ga ee Maamulka Galmudug ka Furay shirka loogu Hadlaayo Barnaamijka Hiigsiga 2016–ka
wixii kusoo kordha safarka Madaxweynaha Galmudug kala soco simbanews.com

