Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa sidii caadada ahayd shaacisay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada shanaad ee heerka Groupyada Champions Leaque-ga ee talaadada la ciyaari doono. Kulamada ugu xiisaha badan ee talaadada la ciyaari doono ayay ka mid yihiin Sporting Lisbon – Real Madrid, Sevilla FC – Juventus Turin iyo waliba Borussia Dortmund – Legia Warszawa.
Real Madrid ayaa booqan doonta kooxda ree Portugal ee Sporting waxaana kulankan dhex dhexaadin doona garsooraha ree Scotland ee William Collum halka kulanka adag ee Sevilla iyo Juventus loo doortay garsoore ree England isla markaana UEFA ay sida wayn u aaminsan tahay ee Mark Clattenburg.
Halkan Kaga Bogo Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin doona Kulamada Talaadada ee Champions Leaque-ga:
Group E,
AS Monaco – Tottenham Hotspur
Garsoore: Björn Kuipers (NED)
Caawiyaha Kowaad: Sander van Roekel (NED)
Caawiyaha Labaad: Erwin E.J. Zeinstra (NED)
Group E,
CSKA Moskva – Bayer Leverkusen
Garsoore:: Alberto Undiano Mallenco (ESP)
Caawiyaha Kowaad: Raúl Cabañero Martínez (ESP)
Caawiyaha Labaad: Diego Barbero Sevilla (ESP)
Group F,
Sporting CP – Real Madrid
Garsoore: William Collum (SCO)
Caawiyaha Kowaad: Francis Connor (SCO)
Caawiyaha Labaad: Douglas Ross (SCO)
Group F,
Borussia Dortmund – Legia Warszawa
Garsoore:Martin Strömbergsson (SWE)
Caawiyaha Kowaad: Daniel Gustavsson (SWE)
Caawiyaha Labaad: Joakim Amri Nilsson (SWE)
Group G,
Leicester City – Club Brügge
Garsoore: Ruddy Buquet (FRA)
Caawiyaha Kowaad: Guillaume Débart (FRA)
Caawiyaha Labaad: Frédéric Cano (FRA)
Group G,
FC København – FC Porto
Garsoore: Milorad Mažić (SRB)
Caawiyaha Kowaad: Milovan Ristić (SRB)
Caawiyaha Labaad: Dalibor Djurdjević (SRB)
Group H,
Dinamo Zagreb – Olympique Lyon
Garsoore: Pavel Královec (CZE)
Caawiyaha Kowaad:Roman Slyško (SVK)
Caawiyaha Labaad: Ivo Nadvornik (CZE)
Group H,
Garsoore: Mark Clattenburg (ENG)
Caawiyaha Kowaad: Jake Collin (ENG)
Caawiyaha Labaad: Simon Bennett (ENG)

