Akhriso:-Gudoomiyihii Degmada Waabari oo Xilka Laga Qaaday iyo Gudoomiye Cusub oo La Magacaabay

0

Wareegto kasoo baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaliya ayaa xilkii loogu qaaday gudoomiyihii degmada Waabari Xaawo Kiin Maxamuud Cali iyadoo xilkaas loo magacaabay mudane Xuseen Axmed Culusow.

1-10 2-7

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here