Wararka Akhriso:-Gudoomiyihii Degmada Waabari oo Xilka Laga Qaaday iyo Gudoomiye Cusub oo La Magacaabay By Radio Simba - Kasım 20, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wareegto kasoo baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaliya ayaa xilkii loogu qaaday gudoomiyihii degmada Waabari Xaawo Kiin Maxamuud Cali iyadoo xilkaas loo magacaabay mudane Xuseen Axmed Culusow.