Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo Maanta ka Bilaabaneyso Cadaado

0

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud lagu wada In ay ka bilaabato doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya iyadoona ergooyinki wax dooran laha ay ku sugan yihiin magaalada Cadaado.

Gudiga doorashooyinka maamulka  Galmudug ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah ay ka bilaabaneyso magaalada cadaado doorashada xubnaha aqalka hoose.

Shirar kala duwan oo loga hadlayay sida doorashada ay u qabsoomi laheyd waxaa mudooyinki la soo dhaafay ay ka dhacayeen magaalada cadaado oo xarun kumeel gaar  u ah maamul goboleedka Galmudug.

Waxaa magaalada cadaado ku sugan siyaasiin badan iyo xilibaano ka tirsana dowlada waqtigeeda idlaaday kuwaa oo doonaya in ay  kamid noqdaan xilibaanada cusub ee baarlamaanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here