Madaxweynaha Puntland oo Guddi u Magacaabay Duufanada ku dhuftay Deeganada Maamulka Puntland.

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed  Cali Gaas ayaa Magacaabay Guddi soo qiimeeya qasaarihii ka dhashtay duufaanadii ku dhuftay Gobolada Maamulka Puntland,

Duufaanada ku dhuftay deeganada Maamulka Puntland ayaa khasaare xoogan ugeysatay kumanaan qoys oo ku nool deegaanada kuyaala xeebaha bari ee Maamulka Puntland,

Maamulka Puntland ayaa dhanka kale Baaq u jeediyay Hay’adaha Samafalka ee ka Howlgala deeganada Maamulka Puntland isagoona ugu baaqay in ay  ka qeyb  qaataan u Gurmashada dadka ay saameysay duufaanada.

12243453_522481314584615_1689337224342151841_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here