Sergio Aguero  oo la sheegay in uu soo laaban doono kulanka Liverpool

0

Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio Aguero  ayaa kooxdiisa dib ugu soo laaban doona kulanka ay garoonka Etihad Stadium kula ciyaari doonaan kooxda Liverpool.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine  Sergio Aguero   ayaa ku dhaawacmay kulan ay xulka dalka argentine guuldaro ay kala Kulmeen xulka dalka Ecuador Bishii aynu soo dhaafnay.

Taageerayaasha kooxda Manchester City ayaa aad ugu faraxsan soo laabashada xidigooda dhaliyaha ah ee Sergio Aguero kaasi oo la aaminsan yahay in soo laaban doono kulanka ay wajihi donaan kooxda Macalin Jurgen Klopp’s November 21-keeda

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here