Digniino Loo Jeediyay Hay’adaha Hoostaga Qaramada Midoobay  ee ka Howlgala Deeganada Jubba-land

0

Maamul Goboleedka  Jubba-land ayaa digniino ujeediyay hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay  ee ka howlgala deeganada maamulkaas.

Madaxweyne ku xigeenka dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamed Lugadheere  oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Kmg-ga ee Maamulkaas  ayaa  ugu digay hay’adaha hoostaga qaramada Midoobay in deeganadaas  ay ka fuliyaan Mashaariic  aysan la socon Wasaaradaha ay khuseyso.

Amarkaan ayuu  bixiyay  Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubba-land   ka dib markii uu soo dhamaaday kulan ay wada yeeshen Hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay iyo Maamulka Jubbaland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here