Mohamed Salah oo Garomada ka Maqnaan doono Mudo 6-Todobaad

0

Kooxda as Roma ayaa shaacisay In xidiga Mohamed Salah uu garoomada ka Maqnaan doono mudo 6-todobaad kadib dhaawac kasoo gaaray Kulankii Lazio iyo As Roma.

Xidigii Hore ee kooxaha Chelsea iyo Basel  Mohamed Salah ayaa ciyaarta laga saaray daqiiqadii 58-aad kadib markii ay isku dhaceyn  laacibka kooxda Lazio Senad Lulic iyadoona sidoo kale arintaas uu ka xumaaday macalinka kooxda Roma Garcia.

Roma ayaa guul ka gaartay kooxda Lazio kadib goolal ay ka heshay xidigaha Edin Dzeko iyo Gervinho qeybtii Hore ee ciyaarta

 

 

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here