Wararka Warsaxaafadeed:- Galmudug oo Soo Dhaweysay Xildhibaanada Maamulka Cusub ee Hirshabelle By Radio Simba - Ekim 10, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamulka Galmudug ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu soo dhaweeyay Xildhibaanada Maamulka Cusub Ee Hirshabelle,waxaana Galmudug ay sheegtay in ay soo dhaweyneyso Curashada Xildhibaanada Cusub.