Wararka Akhriso:-Koonfur Galbeed oo Soo Saartay Liiska Musharaxiinta u Matalaya Xubnaha Aqalka Sare By Radio Simba - Ekim 9, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.