Akhriso:-Koonfur Galbeed oo Soo Saartay Liiska Musharaxiinta u Matalaya Xubnaha  Aqalka Sare

0

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

14570223_1751391931782460_1821087796292795048_n

14590429_10205874810389625_1487951831563232764_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here