Akhriso:-Maamulka Puntland oo Soo Bandhigay Musharaxiinta u Tartamaysa Aqalka Sarre ee Baarlamanka Dowlada Soomaaliya

0

Maamulka Puntland ayaa Goordhaweyd Magaalada Garoowe caasimada Puntland ugu soo bandhigay 25-ka xubnood oo Madaxweynaha Puntland u magacaabay musharaxiinta u tartamaysa aqalka sarre ee baarlamanka Dowlada Federalka Soomaaliya.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya  oo Xubnahaas kamid ah ayaa la sheegay inay la tartamayso haweenay magaceeda la yiraahdo Aamino Aadan Cabdulaahi.

Kursiga Afaraad ayaa lagu sheegay inay ku tartami doonaan afar  musharax oo midkood yahay Agaasimaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Ciyaaraha Puntland , waxayna kala yihiin musharaxiinta u tartamaysa

Siciido Xasan Cismaan ,

Axmed Maxamud Cabdalla Tigaana ,

Siciid Maxamud Aadan,

Maxamed Maxamuud Cali

Sidoo kale kursiga shanaad waxaa ku tartamaysa Afar musharax oo kala ah

Hodan Maxamuud Cismaan

Axmed Maxamed Maxamuud

Caydiid Saleebaan Xaashi

Axmed Maxamed Faarax

Dikreetada kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland ee lagu magacaabay musharaxiinta u tartamaysa kuraasta aqalka sarre ee Puntland ayaa lagu sheegay inay ku tartami doonaan labo Musharax oo kala ah Cabdirasaaq Cismaan Xasan Juuriile oo ah siyaasi caan ka ah Soomaaliya iyo Hodan Cismaan Cilmi.

lista-745x1024-640x880

lista1-745x1024

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here