Kooxda Aston Villa oo Shaqada ka Ceyrisay Macalin Roberto di Matteo

0

Kooxda Aston Villa ee Horyaalka heerkiisa Labaad ee ingiriiska  ayaa ceyrisay Macalnka Roberto di Matteo ka dib kaliya 124 maalmood uu shaqada hayay.

Naadiga Villa ayaa haatan mareysa tababarihii shanaad ee sannad gudaheed ka dib markii ay go’aansadeen inay bedelaan tababaraha Talyaaniga kaasoo badiyay kaliya hal kulan oo ka mid ah 11 kulan uu tababare ka ahaa kooxda heerka labaad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here