Kooxda Swencity oo Shaqada ka Ceyrisay Macalin Francesco Guidolin

0

Francesco Guidolin ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda Swansea City waxaana bedelaya Bob Bradley.

Kooxda reer Wales ayaan badinin hal kulan oo Premier League tan iyo maalintii furitaanka xilli ciyaareedka, waxaana ay ku jiraan kaalinta 17aad ee miiska kala sareynta.

Tababarihii hore ee xulka Mareykanka Bradley ayaa ka soo tagi doona kooxda heerka labaad ee Faransiiska Le Harve si uu u bedelo Guidolin oo shaqadaan loo magacaabay bishii Janaayo.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here