Jurgen Klopp” Jordan Henderson Waa Hogaamiyaha Dhabta ah ee kooxda Liverpool

0

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa cadeeyay in Hogaamiyaha Kooxda Liverpol uu wali yahay laacibka qadka dhexe ee Jordan Henderson oo kooxda dhaawac kaga Maqan xiligaan.

Jordan Henderson ayaa wali kooxda Liverpool u ciyaarin  Tan bishii September oo dhaawac uu kasoo gaaray dhanka lugta taasi oo ka dhignaatay in kooxda Liverpool uu Hogaamiyo xidigii Hore ee kooxda Manchester City James Milner

25-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ayaa la aaminsan in todobaadyada soo socda uu dib ugu soo laaban doono garoomada sida uu saxaafada u sheegay macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here