Inter oo Fasixi doonta Bisha Junuary Xidiga  Icardi kaasi

0

Kooxaha kala ah Liverpool, Chelsea iyo Real Madrid ayaa Bartilmaameed ka dhiganaya laacibka kooxda Inter Milan Mauro Icardi kaasi oo la aaminsan yahay in uu bisha Junuary ka dhaqaaqi doono kooxdiisa Inter Milan

Weeraryahanka heerka caalami ee xulka dalka Argentine ayaa xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay waxa uu ku guuleystay gooldhalinta Horyaalka dalka Talyaaniga kadib markii uu shabada soo Taabtay ilaa 22-jeer

Warar soo baxaya ayaa Tilmaamaya in kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska ay soo Bandhigtay aduun dhan  £25m si ay ula wareegto weeraryahanka kooxda Inter Milan Mauro Icardi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here